FAALO Isuduwaha Wasaaradda Diinta Iyo Aw-qaafata Gobolka Saaxil Shiikh Saleebaan Ayaa Waxa Uu Noqdday Isuduwaha

 FAALO

maqaal

Isuduwaha Wasaaradda Diinta Iyo Aw-qaafata Gobolka Saaxil Shiikh Saleebaan Ayaa Waxa Uu Noqdday Isuduwaha Ugu Awoodda Badan Madaxdda Reer Saaxil Gobol Iyo Degmaba

Waxana Aan Ilaa Hadda La Ogayn Meesha Uu Ka Lod Haysto Shiikh Saleebaan Runtii Waa Waxana Ay Sheekh Saleebaan Saaxiib Ahaan Jireen Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Waxana Uu Gudoomiye Ramaax Kaga Tegay Sh Saleebaan Magaca Ay Reer Berbera U Yaaqaaniin ee Saleebaan Saamiri Hadaba Waxa Aan Ilaa Iyo Hada La Ogayn Meesha Uu Awoodda Intaa Leeg Ka Haysto Waayo Waxa Uu Ka Awood Badanyahay Masuul Kasta oo Xil Kahaya G/Saaxil Haday Badhasaab Tahay Iyo Haday Mayor Tahay Iyo Haday Maareeyaha Dekedda Tahayba Isuduwe Saleebaan Ayaa Ah Nin Aad Firfircoon Balse Aqoontiisa Waxbarasho Ee Maadiga Ahi aanay Buurnayn Sida Ay Sheegaan Dadka Yaqaanaa Isagoo Aqonta Diintana Ku Bartay Dalka Gudidhiisa oo Aanay Jirin Ashahaddo Jamacadeed Dalka Iyo Debada Midna Hadaba Waxa Aan Marnaba Qarsoonayn Inuu Saleebaan Yahay Nin Aftahamo Ah oo Aan Hadalka Ku Mergan Waxa Iswaydiintu Tahay Muxuu Dheeryahay Isuduwayaasha Gobolka Saaxil Amma Goboladda Kaleba Waayo Waxaynu Wadda Ognahay In Isuduwyaasha Wasaaradaha ee Goboladda Awoodoodda Xileed Iyo Miisaankoodda Balse Saleebaan Ayaad Waxaad Arkaysaa Iyadoo Madaxda Gobolka oo Dhami Ka Qaylinayaan Waxana Xusid Mudan Dhawaan Markii Uu M/weynaha JSL Mudane Axmed Siilaanyo Safar Kutegay G/saaxil Islamarkaana uu Muran Kudhexmaray Sheekh Saleebaan Iyo Maareeyaha Dekedda Eng Cali Xoorxoor oo Sida La Sheegay Isagu Doonaaya Inuu Masaajidka Dekedda Kula Tukaddo Madaxweynuhu Balse Taa Waxa Diiday Isuduwe Saleebaan oo Ku Dooday Inuu Isagu Masaajidda Xukumo Waxaanay Noqotay Tiisii Hadaba Waxaan Maqaalakan Ku Soo Afmeerayaa Isuduwahan Madaxdii Cagat Mariyay Waamaxay Waxa Loogu Habradaa Ma Madaxtooyadda Ayuu Kuwa Kale Uga Soodheereeyaa Mise Waa Magafaha Berbera
lasco Q2aad

By Sacad Cali Kaahin Plucky