Fanaanada Sahra Halgan oo Gaadiid DamDamis ah ku Wareejisay Dawlada Hoose iyo Cisbitaalka Guud ee Hargaysa ka Daawo Qurbejoog.com

Hargaysa 19.March 2014 (SM)- Fanaanada Qaran ee Sahra Axmed Maxamed “Sahra Halgan” ayaa maanta gaadiid damdamiska ah iyo Qalab Caafimaad Waxay Maanta Gudoonsiisay Dawlada hoose ee Caasimada iyo Cisbitaalka Guud Hargaysa.

Munaasibad Lagu Qabtay  Caasimada Hargaysa ayay Fanaanad Sahra Halgan ku Sheegtay in Deeqdan ay soo Bixiyeen Jaaliyada Somaliland ee dalka Faransiiska isla markaana ay ka Wakiil tahay.

Salaanmedia/Hargaysa