Fanaanadda Farxiya Kaboyare Oo Maanta Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho + Eeg Sawirada

Muqdisho(SM)Waxaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay fanaanadda caanka ah Farxiya Maxamed Kaboyare oo caasimadda Muqdisho ugu dambeysay muddo dheer ka hor.

Fanaanadda ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyay fanaaniin, abwaano iyo dad iyada fankeeda jecel, waxaana soo dhaweyntaasi si weyn looga dareemay garoonka diyaaradaha ee magaalada muqdisho .

Farxiya kabayare aya la filayaa in muddo ku sugnaato Muqdisho .

kabayare 4kabayare 1kabayare 2kabayare 3