Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga WADDANI ahana ku simahya Guddoomiyaha Wuxu Uu Tacsi

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga WADDANI ahana  ku simahya Guddoomiyaha   Wuxu  Uu Tacsi U Dirayaa Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdirisaaq Siciid Oo Walaashi Ku Geeriyootay Hargeisa

 Waddani

Gudoomiyaha   ku xigeenka  1aad ee Xisbiga WADDANI  ahana ku simaha Guddoomiyaha Ahmed Muum’in Seed, isagoo ku hadalaya afka magaca xisbiga WADANI  dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI iyagoo ka tiiraanyeysan Geerida naxadint leh ku timid  Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo Walaashii Ruqiya Siciid Ayaanle ku geeriyooday magaalada hargeisa.

Waxaannu Eebe uga baryayna innu jannadii fardowsa ka waraabiyo marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle qoyskiisii iyo qaraabadi ay  ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo iyo dhamaan shacab w