HAMBALYO AROOSKA AHMED GORSE IYO AAMINA SICIID

Waxaan Anigoo ah Qasim Aadan Saleebaan, Xaaskaya iyo Dhamaan Caruurtayduba waxaanu halkan Hambalyo Qaali ah uga diraynaa: 
Arooska Ahmed Abdi Ismail ‘Gorse’ iyo Caruusada Marwo Aamina Farduus Siciid Dirir Mire. oo dhowaan Arooskoodu ka dhacay magaalada Hargeysa. Saaxiibkayga Qaaliga igu ah iyo Dumaashidayba waxaan leenahay “GUURKIINU GUUR KHAYR, GURIGIINU GURI NEGI”. Aaaaammmiiiiiinnnnnnn.

 

 
 
 
 
Â