HAMBALYO…Dhamaan shaqaalaha HCTV London, waxay hambalyo aroos u dirayaan, arooska , Mohamed Abadi Mohamed iyo Warda C/qaadir Mohamed, oo

unnamed

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

dhamaan shaqaalaha Hctv london, waxay hambalyo aroos u dirayaan, arooska , Mohamed Abadi Mohamed iyo Warda C/qaadir Mohamed, oo arooskoodu ka dhacay magaalda Bristol. waxaan leenahay noqda kuwi isku waara ubad kheyr qabana kala hela Aamiin…Amiin…Aamiin
Best Wishes,

Mohamed Tiriig
Skype ID:”tiriig1″