Hambalyo..Dhamaan Wasiiradan Iyo Suxufiyiintani Waxay Hambalyo U Dirayaan Cabdiqaadir Cabdilaahi Nuur (Cabdiqaadir Al-mis) iyo Amran Sheekh Axmed Nuur Oo Meherkoodu Ku Qabsoomay Magaalada Hargeysa

Dhamaan Wasiiradan Iyo Suxufiyiintani Waxay Hambalyo U Dirayaan Cabdiqaadir Cabdilaahi Nuur (Cabdiqaadir Al-mis) iyo Amran Sheekh Axmed Nuur Oo Meherkoodu Ku Qabsoomay Magaalada Hargeysa

“GACAL IYO SOKEEYABA MEHERKIINA LAGU FARAX”

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)
Wasiirka Diinta Awqaafta Somalilad Sheekh Khaliil Cabdilaahi Cabdi
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Cabdi-waaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan.
Agaasimaha Barnaamijyada Idaacada Radio Hargeysa Khadar Maxamed Cakule
Agaasimaha Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Cabdirashiid Jibriil Yuusuf 
Madaxda Barnaamijyada Telefiishanada Qaranka Somaliland Xuseen Cabdilaahi Deeqsi
Madaxda Wararka Telefiishanka Qaranka Somaliland Cali Axmed Cawaale (Caano-Dhame) Iyo Maxamed Siciid Muxumed 
Madaxa Santalaydhka Telefiishanka Qaranka Somaliland Ugaas Maxamed Majabir
Madaxa Editores-ka Telefiishanka Qaranka Somaliland Ismaaciil Maxamed Cakule
Madaxa Istuudyaasha Xasan Maxamed Jaamac (Xasan Panaroma)
Xasan Ismaaciil (Xasan Shaah)
Khaalid Sacad Muuse 
Siciid Cawil Axmed-Xajiin (Yogolo)
Cali Xasan Sugle (Cali Dhere) 
Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Jannaale)
Nimcaan Dheeg Ibraahim 
Jamaal Axmed Naasir
Siciid Cabdilaahi Xasan 
Maxamed Jaamac Garas
Cabdiraxmaan Cumar Ismaaciil (Casariye)
Cabdi Xasan Cabdi 
Sacad Abokor Billee
saleebaan ibraahim xashi

Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo u dirayaan

Cabdiqaadir Cabdilaahi Nuur (Cabdiqaadir Al-mis)
Iyo
Amran Sheekh Axmed Nuur

Oo Meherkoodu Saaka oo ay taariikhdu ahayd 19/3/2014 ku qabsoomay Huteelka Hadhwanaag Restruant ee Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda reerkii aqal-galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo, Anaguna waxaanu leenahay.

Aamiin…………………………..Aamiin………………

14 13 12 11 10 9 8 7 6 5 4 3 2 1