Hambalyo Ku Socota Madaweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo »

Hambalyo Ku Socota Madaweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo

Siilaanyo22

hanbalyo anagoo ah jaliyadaha gobolada awdal/salal/gabiley/djibouti iyo harowo hambalyadaas oo ku socota madaxweynaha soomaaliland mudane axmed maxamed m siinaayo iyo madaxweyne ku xigeenkiisa mudane cabdiraxmaan cabdilaahi saylici oo qabtey shaqo wanaagsan 3 sadexdii sano ee kulmiye talada dalka hayey .

buuqashadii taariikhiga ahayd ee madaxweynuhu ku yimidey gobolada galbeedka s/land ee uu dhagax dekeda lughay iyo dariiqa isku xidha borama iyo lowyacade oo dhan 325 km haddii aan nahay qurbajoogta wadamada belgium/holland/luxemburg aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay waxaanan ku buurinaynaa qurbajoogta ka soo jeeda goboladaa waa inaan kaqayb qaadanaa dhismaha dekeda lughaya

Waa bilaahay tawfiiq
maxamed-1970@hotmail.com