Hambalyo….Meherka Yusuf Sadexle iyo Farduus Hamashool oo Meherkoodu ka dhacay Birmingham.

meher

Mubaarik Hillaac iyo xaaskiisa,Nagiib iyo xaaskiisa Ubah Abdi Badhasaab,Intisaar Ali Qoys iyo saygeeda,Jamac Food,Mohamed A Hallac,Ahmed Abdi Gulled(Ilkacase ),Said Cawl iyo Kaltuun Wallo , Waxay tahniyad iyo bogaadin u dirayaan ,Yussuf Saddexle iyo Farduus Hamashool oo meherkoodu ka dhacay magaalada Birmingham .

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa lamaanahaa in Illaahay ka dhigo labadii isku raaga Ubad khayr qabana kala Hela.

Amiin     Amiin        Amiin