Hambalyo….Meherka Yusuf Sadexle iyo Farduus Hamashool oo Meherkoodu ka dhacay Birmingham.

1013798_721123891271480_1715455094_n

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Dhamaan Bahda Salaanmedia meelkasta oo ay joogaan waxay TAHNIYAD u dirayaan Meherka Yuusuf Sadexle iyo Farduus Mahashool oo meherkoodu ka dhacay Maalintii Sabtida 9.3.14 Cariga Ingiriiska Gaar ahaan magaalo madaxda Labaad ee UK. Birmagham.

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa lamaanahaa in Illaahay ka dhigo labadii isku raaga Ubad khayr qabana kala Hela.

Amiin     Amiin        Amiin