Hanbalyo Aroos Farxad Leh..Weriye Mohammed Aden Dirir Iyo Marwadiisa Fahiima Saalah Osman

Hanbalyo Aroos Farxad Leh

Hambalyo Meher…Cabdilaahi Ismacil Cabdii iyo Xamda Cabdilaahi Xasan beeksi oo arooskoodu ka dhacay Hargaysa

Dhamaanba Asxaabtan Sharafta Leh ee Hoos Ku Qoran Waxaa Ay Halkan Hanbalyo Aroos Farxadi Ku Dheehan Tahay Ay Hawada U Soo Marinayaan Arooska Lamaanaha Kala Ah Weriye Mohammed Aden Dirir Iyo Marwadiisa Fahiima Saalah Osman Oo Aqal Galkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargaysa Waxaana Ay Leeyihiin Noqda Kuwii Isku Waara,Ubad Khayr qabana Ilaahay Kala Siiyo Guurkoodana Ku Gaadha Bashbash,Barwaaqo Iyo Badhaadhe Aamiin Aamiin Aamiin

Gudoomiyaha Wargayska Xogogaal Cabdi Abokor Siciid

Maxamed Xasan Adiis

Eng Cumar Daaud Axmed

Maxamed Ciise Cabdi

Maxamed Bashiir Nuur Giriig

Jaamac cabdi Boodacade

Mustafe Axmed Maxamuud Cadaani

Cabdiraxiin Cismaan Cabdi

Rooda Ismaaciil Faarax

Hana Maxamed Maxamuud

Xasan Aadan Ruush

Deeqa Yuusuf Siciid

Aabo Aden Dirir Geedi

Hooyo Sahra dubad guuleed

Cali Aden Dirir

Rooda Aden Dirir

Shaarasaad Aden Dirir

Ifraax Aden Dirir

Keyf Aden Dirir