Home Articles Inaa-Lilaahi -Wa Inaa-Ileyhi-Raajucuun , Alleh Haw naxariisto Chief Caaqil Cabdi Hadoodil

Inaa-Lilaahi -Wa Inaa-Ileyhi-Raajucuun , Alleh Haw naxariisto Chief Caaqil Cabdi Hadoodil

Inaa-Lilaahi -Wa Inaa-Ileyhi-Raajucuun , Alleh Haw naxariisto Chief Caaqil Cabdi Hadoodil.

CaaqilAbdiMCigaal

Anaga oo  ah Ururka Qurbe Joogta KULAN UK  Waxaanu Tacsi tiiraanyo leh udireynaa qoyskii, qaraabadii iyo dhamaan shacabka reer Somaliland Geeridii naxdinta laheyd ee  ku timi Chief Caaqil Cabdi Mohamed Cigaal ( Abdi Hadoodil ) oo Maanta oo taariikhdu tahay 20/03/14 ku geeriyoodey shil baabuur Waxaanu Marxuunkaa Ilaahay uga baryeynaa in uu Ilaahay Naxariistiisii Janatul fardowsa ka waraabiyo Ubadkiisii, Eheladiisii, Asxaabtiisii iyo Dhamaan shacabka reer S/landna uu samir iyo iimaan alleh ka siiyo.     AAMIIN = Aamiin = AAMIIN.

GUDIDA URURKA QURBO JOOGTA CIISE MUUSE EE KULAN UK – LONDON.