is fahanwaagii ka dhex dhashay safiirka Somaliland ee UK iyo gudoomiyaha Jaalliyada SSUK oo Lasoo afjar

SSUK-LOGO1

is fahanwaagii ka dhex dhashay safiirka Somaliland ee UK iyo gudoomiyaha Jaalliyada SSUK oo
Lasoo afjar

Sida  hore loogu baahiyay qaar kamida website yada ama mareegaha laga daalacdo wararka  waxaa is fahanwaa soo kala dhex galay safiirka soomaliland ee UK  mud: Cali Aadan Cawaale iyo gudoomiyaha jaaliyada SSUK mud:Cabdale Saalim
Hadaba waxaanu lasocod siinaynaa dhamaan shacbi waynaha reer Somaliland gudo iyo debedba,kadib kulan dhexdhexaadin ah oo ka dhacay   galbeedka magaalada London in arintaas lagusoo gunaanaday heshiis iyo is afgarad ka dhex dhacay labada masuul  iyadoo hada wixii kadanbayana ay si toos ah uwada saqayn doonaan xidhiidhkoodana hagaajindoonaan si loo ilaaliyo mid nimada iyo wada jirka reer Somaliland

Allaa mahadleh

Dhex dhexaadiya yaasha

Gudoomiyaha urur jaaliyadeedka West London Soomaliland Community
Iiman Maxamed Ciise
Gudoomihii hore SSUK
Maxamed Cumar Maygaag (taag)