London: Jamaal Cali Xuseen Wuxuu muujiyey Talaabo ku Dayasho Mudan, oo ka Farxisay dad Badan

inShareShare

London(Rmedia) Qisadan xiisaha badan leh ee u baahan in inta la midda iyo in kaleba ay
kaga daydaan

Jamal Ali Hussein

Maanta waxaan Ilaahay uga mahadnaqayaa in laba arday oo aanan weligay
arag intay warqad ii soo qorteen lix sanadood ka hor iyagoo aha.a
ardaydii ugu sareysay iskuulka Sheekh sanadkaasi ay iga codsadeen inaan
waxbarasho u diro; sanadkaasi oo Bonus fiican xagga shaqadayda layga
siiyey ayaan is idhi; “waar kuwan Ilaahay baa kuugu soo dhiibee miyaad
iskuulka ka bixisid!” soo doorta ayaan ku idhi meeshaad rabtaan; way
rumeysan waayeen oo sanadkaasi Hargeysa ayaan fasax ku imid, mid walbana
reerkooda ayaan la kulmay iyadoo aanan garaneynin cid ay ka ahaayeen,
iyo qolo ay ahaayeen. Waxaan u sheegay inaan iskuulka ka hubin doono
kaalmaha koowaad ee ay iskuulka ka galeen, iyo grades kooda uun si aan
tacliinta uga bixiyo. Iskuulkii Sheikh Secondary School baan la

Musharaxa Madaxtinimada Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali     Xuseen Waxaanu Uu Ka Waramay Khilaafka Xisbiga UCID, Fadeexadda     Xukuumadda Siilaanyo Dhex Dabaalanayso, Iyo Marxaladda Shaqo     La’aanta Iyo Dhaqaalaha Xidhxidhan Ee Somaliland “Waxaa Layaableh In     Shariikaddii Dhistay Madaarku Ay Joogto Sababta Ay Xukuumaddu U  Difaacayso Ayaa Layaableh”
xidhiidhay oo ii xaqiijiyey, iyo anigoo markaan la kulmay labaddaa
dhalinyaradda ah inaan ku qancay ayaa anigoo xataa qolo ay ahaayeen aan
garaneynin aan Jaamcadaddoodii ay dhakhtarnimadda ku baranayeen ee dalka
Uganda dusha u ritay anigoo ka daalacanaayey lacagtaasi abaal-marinta ah
ee anigaba sanadkaasi uu Baankii aan u shaqeeynaayey i siiyey ayaan is
idhi Ilaahay baa kuugu soo dhiibbee iyagana ka farxi. Waxaa maanta ii ah
sharaf iyo farxad weyn in ay labadooddiiba Dr. Xaamud iyo Dr. Boobe ay 6
sanadood ku soo barteen dhakhtarnimadda dalka Uganda oo ay Jaamacaddii
adkeyd iyo halgankii Ilaahay ku soo guuleeyey. Waa mid waalidkood, iyo
dalkooduba ay anfacsan doonaan boqolaal sanadood maadama dadka ay iyagu
daweyn doonaan iyo kuwa ay dhisi doonaanba ay dalkeena xoog ku yeelan
doonaan. Waxaan ku qiirooday warqaddan af Ingiriisiga ah ee uu Dr.
Xaamud toos iigu soo qoray. Taasina i siinaysaa yididiilo iyo niyad
wanaag. Hoos ka akriso Jawaabtaydii gaabneyd ee aan isaga ugu jawaabay
iyo warqaddii uu ii soo qoray. Ilaahay baa mahad leh; “ILAAHAY WUXUU U
NAXARIISTAA KUWA IYAGU ISU NAXARIISTA” qALINKII: Jamaal Cali Xuseen

TO: Dr. Xaamud Iyo Dr. Boobe.

I had all the confidence in the world that both of you Dr. Hamud and Dr.
Boobe would be very successful studing Medicine and becoming DOCTORS. I
have told you keep going until you earn and they call you “Doctor”. I am
very impressed as I was impressed in then six years ago. You made your
family proud, you made your country proud, and you really made my day.
Allah had intended for you to go through this journey. You worked hard,
and you deserve to enjoy your success. You are an inspiration to many
people. May Allah bless you, and thank you very much brother.

Dear Jamal Ali Hussein.

It is almost six years now since we first met in Hargeisa back in 2008.
Back then, I was a high school leaver with nothing much to farther my
studies and now, Alxamdulilah, I am a medical doctor sworn in to serve
humanity because of your constant, generous and unconditional help.

Brother, no words can even begin to express how blessed I feel to have
met you, and how grateful I am for all that which you have done for me
over the past six years that shaped my life in a rewarding and a
positive way. Indeed, you have touched my life in a way that is beyond
imagination.

I know there are a lot of things you can give to people but you gave me
and many others the most powerful of all gifts – it is education- you
have opened for me the door of freedom for which I will forever be
thankful. The most striking thing was the fact that you gave me this
without expecting anything in return.

As I rejoice with my family for the life-time achievement I have just
realized, I want you to know that it is your success too because you
nurtured a doctor for my family, and for the country we most dearly
love. I know my family is indebted, especially my mother who prays for
you all the time. She may not be able to reach you to say thanks but her
prayers are always with you my brother.

As known to many, you are the most generous and kind person I have ever
seen. I remember the day you told us to name any course, any university,
in anywhere and get the admission, which we did. Even our families could
not believe for a moment that somebody could do what you have done for us.

My brother, I have run short of words because of how happy I am, but I
want you to know that I am your investment for myself, my family and my
country. Today I am far much empowered than six years ago when we first
met. Now I have a mind that says “Go out there and help others just the
way you were helped”. The attitude you built in me will help me serve my
patients better and help others who are in need.

I know today you have ventured into the world of politics not for
personal gains, as simple minds my think, but to help others in a larger
scale. May Allah make it easy for you, May He bestow on you the wisdom
to lead our nation, May you prosper in this life and in the next. May
Allah forgive you all your sins and admit you to paradise with no
reckoning. Just know that I am personally with you in every step of the
way. Keep going and say NO to distractions. You will make it to the top.
You are a born winner, you have always been. You are visionary; you have
a vision for our country. You will find obstacles and “STOP” signs along
the way, but do not dismay rather keep moving for the country needs you.

Long live Jamal Ali Hussein