Madaxwayne Ma Dhuuxulba Saxeexday Warqadan Dafiradaa ah

Madaxwayne Ma Dhuuxulba Saxeexday Warqadan Dafiradaa ah

maqaal

Marka horee waxaan idinku salamay salanta islamaka asc salaan ka dib waxaa aynu malamahanbaa ka hadlaynay Garsoorki Somaliland oo qayladhan uso dirtay shacabkaa kadib markay ka ahdleen saxafada oo ah wajib saraan qofkaste oo donayaa inu dalkan waxnoqdoo inu ka jawaboo.

Kadib markii ay Garsoorku soo bandhigeen Kiisaska ay xukumadu sida tooska ah uso fara gelisoo waxaa caad inaynu madaxyanu ka warqabin waxaa nimankan wasiradaa ah ay ku kacayaan oo ah gacan dhaf ay kusamaynayaan wixii lo dirtay mahe waxyabo kale oo kabaxsan howshodaa wasiirnimo

Waxaan filikara inu wasiirka sidan samaynayaa anabu ogsanay inu qalad ku kacayo wayoo aqontibaan meshaa ol marka wuxuu u haystaa wasiirku inu cidkaste iyo sharicgaa ka waynyahay hadabaa wasiiro war lagu siyee sharcigaa cidkaste kawayne meshadaa iskagagaa qabow.waxaan ariintaa wasiiradaa usoo qatay waxaynu ka warqabnaa cadymaha ay so bandhigeen Garsoorku oo hadanaa wasiir kamidaa wasiirada xukumada iyo afhayeenka madaxyanhaa oo ku hadlayaa afkii madaxyanhaa oo inala horyimiid inayan xukumadu faragelin kuhayn Garsoorka wabaa cajaiib.

Dalkaan ma cidkala ka talisaa hadabaa? iyaguna iskama warqabaan waxay sameyeena isuma shegaan. Arintaa uggu xuun ee mesha ka socotaa waxaa weyaan Caddaladii oo cidgara rabtoo inay ku adegatoo. tasinaa waa arn halistedaa leh waxanay horsedi kartaa isqabqabsi iyo shacabkaa oo lagu dulmoo sharciyoo been ah. Sidaa hadabaa aynu arkaynoo.

Hadii ayanu dib uyara jalecnoo sababahii aynu dalkenaa u burburinay waxa ka koow ka aha Caddaalad daroo aynu ka tirsanaynay cidii dalka xukumaysay markaa. Maxakenay inay arintuu sidii uun ahatoo oo anuu shacku heliin wixii uu halgamay sida waxbarasho fican, dhakhatar ficaan, Biyo fican. Nololdhantaa tii Kacankii Siyad Barre.

Maxa sababay inay sidaan sii ahatoo waaxan filaya inu shacbkaa laftisuu qayb kahay arintaan wayoo markaa laga hadlayo dantaa guud  cid sidaa u danaysa majirtoo hadii laga marmi wayanaa oo ad hadashoo waxay ku odhanayaa dan garu le yahay oo waxasuu ujedaa bal amarka ilahay. Waxa ugu yabka badanaa waa kuwaa wax dulmaa oo iyagu uguu dhawaaq dheer  oo aad modaa inanay cidkaleba waxba ogayn an iyga beenta shegaya ahayn. Run ahatii dadka Muxafidka iyo mucaridka isku kala magacabay waa dad asxaab ah oo wax wada qayndasa , dadka se qatanayasha ah waa shacabkaa.

Guntii iyo Gababgabadi waxa mesha ka socdaa waa Musuuq iyo Fusuuq anay cid dadkan iyo dalkan ka naxayaa jirrin ee dano gara wataa reero garana ku adegtaa. Ariteni aynu ka hadlaynay ee cadlaadana waxan ku so koobilaha ileen waakan warqada uu ku saxexanyahay ianal horyimid MR Dhuxuul, So saray  ma isagaa iska so saxeexday mise wa wax Madaxwaynuhu ogyahay oo Dafiraadaa ayu ku raacsan yahay.

Wabilahi towfiiq ilahaybaa mahadle.

By Eng Eid Omar Yussuf

Norway/Oslo

Â