MUSH: JAMAAL CALI XUSEN OO UMUUQATA SIYAASADISA MID AAN KA DUWANAYN TII FAYSAL CALAMADUHANA AY KA MID YIHIN?

MUSH: JAMAAL CALI XUSEN OO UMUUQATA SIYAASADISA MID AAN KA DUWANAYN TII FAYSAL CALAMADUHANA AY KA MID YIHIN?

jamaal Cali Xuseen
sidaynu ogsoonahay musharax jamac cali xusen waa nin aqoon yahan ah oo cilmiga heer sare ka garay.
musharax jamal cali xusen intii uu xisbiga musharaxa u noqday maxaynu oran karnaa wuu kuso kordhiyay oo tagero ah maalintii uu unoqday musharaxnimada xisbiga ucid  halkeebu tagna xisbiga ucid,
waxaynu orankarnaa xisbiga ucid halkuu taagnaa malintii uu kuso biray musharax jamal cali xuseen ayuu maanta taagan yahay.
hadaba su aalaha la iswaydinayaa waxay tahay manta jamaal cali xusen waa musharax xisbiga ucid ah waxaa malin dhow loo diyaar garoobaya doorasho waxuu u baahan yahay taagero hadaba ma umuuqdaa mid wadadii uu ku noqon laha musharax gulaysta cagta haya.
jawaabta waa maya,
waxaynu aragnaa musharax jamal oo lasocda gudomiye cabdiraxman ciro oo u madax ah xisbiga wadani,
cabdriaxman ciro waa musharax u taagan jagada madaxwayne nimada waxuuna ku guda jiraa siyaasadii uu ku kasban laha taageero,
jamaal waxaa looga baahnaa inuu cadeeyo siyaasadii uu dalka ku hogaamin laha haduu ku gulaysto, taagerana ugu raadin laha xisbiga uu musharaxa u yahay, ma ahan inuu xisbi kale lasocdo isagoo xisbi madax u ah.
horaa faysal cali waraabe waxaa looga hayaa hadaad ucid codka siin waydaan udub siiyo
oo uu manta leeyahay musharax jamaal cali xusen hadaad xisbiga iyo anigaba nagaran waydaan wadani taageera codkana siyo.

GUNTII IYO GUNAANADKA ANIGOO AH MUSHARAXA MADAXWAYNA MUSTAQBALKA WAXAAN LEEYAHAY MUSHARAX JAMAAL CALI XUSEN HOWL AYAA KU TALA, TAAGERO XISBIGA U RAADI, KUNA FAKAR SIDAAD KU NOQON LAHAYD SIYAASI DIBLAMAASI AH SIDA GUD: CABDIRAXMAN CIRO, ILYARNA WAX KU EEG MARKAAD WAX EEGAYSO SOO JIIDASHANA BADI DADKUNA WAY BADAN YIHINE MID WALBA LASOCO

F:president mohamed osman haji
email:awaadan5@hotmail.com
lasoco warar wacdaraysan waqtina aadan u wayaynin