OGAYSIIS Dhamaan Qurba Joogta Gobolada Awdal, Selel Iyo Gabilay Ee Dalka Norway Gaar Ahan Oslo Iyo Nawaaxigeeda…..

OGAYSIIS Dhamaan Qurba Joogta Gobolada Awdal, Selel Iyo Gabilay Ee Dalka Norway Gaar Ahan Oslo Iyo Nawaaxigeeda…..

ogaysiis

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

Anigoo ah Abdirashid Nor Osman { Cansharar } ahna Gudomiyaha Gudida Qaadhan
Ururinta Dhismaha Dekeda Lughaya ,waxaan ogaysiinayaa dhamaan Qurba joogta ka soo Jeeda Gobolada Awdal,Selel iyo Gabilay ee degan Dalka Norway. gaar ahan Oslo iyo nawaaxigeeda

Inay ka soo qayb galaan Shir muhiima oo dhici doona malinta Axada 09-03-2014 sacada 17.00 pm[ shanta galabnim ].kaasoo ka dhici doona Postada Grønland {Grønland post kontr.}posta dusheda dabaqa labaad ,loogana arinsanlahaa arimaha ku saabsan Dekeda Lughaya.

Allaa Mahadleh
Abdirashid Cansharar
Oslo Norway.