Ogeysiis…18 May iyo bulshada Somaliland ee ku dhaqan UK. Allah Mahad Leh Gud/ Jaaliyada Somaliland UK

Xuska Sanad Guurada 23 aad ee 18ka  May 2014.

Sidii caadada inoo ahayd inaynu kawada tashano oo u diyaar grawno xuska maalinta qaaliga ah

ee 18 ka May, waxaanu bulshada Somaliland ee ku dhaqan UK ee danaynaysa qabanqaabada

xaflada iyo dabaaldega sanadkan, ugu baaqaynaa inay ka soo qaybgalaan kulan wada tashi oo

lagu qaban doono  Westlondon Somaliland Community maalinta Axada ee taariikhdu tahay

16ka bishan March, saacadu markay tahay 6da galabnimo.

Allah Mahad Leh.

Gud/ Jaaliyada Somaliland UK

Falanqaynayo xaflada