Ogeysiis..Dhamaan jaaliyadda reer Somaliland ee Dubai iyo soo dhaweynta Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland Cabdiraxmaan Ciro ee Habeenka Insiinta 3.3.14

Ciro

Waxa la ogeysiinayaa dhamaan shacabka reer Soomaaliland ee Degan Imaaraadka Carabka gaar ahaan Dubai in uu habeen danbe oo Isniin ah Insha Allah ay jaaliyadda reer Somaliland ee Dubai xaflad weyn oo ka dhici doonta Sharaton Hotel Dubai lagu soo dhaweyn doono,Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Ciro).

 

Kulanka oo ka dhici doona Sharaton Dubai.

Adress..Sharaton Deira Al-Modainah Street

8;00 Habeenimo saacad Dubai.     Date…3.3.14

Xidhiidhka kala soo xidhiidh wixii macluumaad ah.

Tell..00971526094290  Cabdifataax Cismaan