OGEYSIIS….Fadlan kasoo qayb gal kulanka Leicester UK ee Bandhiga Maalgashiga Shirkada Pontus Marines.

Logo_Final updated3

 

Ogaysiis   Ogaysiis 
Dhamaan dadwaynaha sharafta leh ee jecel inay maalgashi ku samaystaan Sharikadda Pontus Marines ee ku nool wadanka UK gaar ahaan magaaladda Leicester . Waxay madaxda shirkadu la socod siinaysaa in ay  ku soo bandhigi doonaan sharaxaada maalgashi ee shirku ka wado Wadanka gudihiisa taariikhda Sabtida 15/03/14

Sabtida 15/03/14

Wakhtigu waa 13:00pm ilaa 16:00pm 
Address waa
St. Matthews Center,
10, Malabar Road,
Leicester, LE 1 2 PD.
Wabilaahi Towfiiq

Magacyadan kala xidhiidh fadlan

Daauud Handule 07432227717

Abdifatah Guure 07868582968

Ibrahi   Hirsi       07847055151

 

Fadlan wakhtiga ilaaliya oo dib ha uga dhicina. Mahadsanidin.