Saamiyadda Kulmiye (Arrin La Yaable) By Ismail Abees

Saamiyadda Kulmiye (Arrin La Yaable) By Ismail Abees

kulmiyeWaxa aad iyo aad lagu farxay in la ogaado sida uu xisbigga Kulmiye u dhisanyahay taasoo ka turjumasaysa ujeedadda loo dhisay fariin culusna udiraysa shacabka Somaliland gaar ahaan inta ay ka dahsoonayd. Waa baaq markhaati u ah sidii laysu haystay mudadda dheer iyo siday garta u naqaysay madaxtooyaddu. Waxa iswaydiin leh dareenka shacabka aan ka mid ahayn labada kooxood ee uu ka koobanyahay kulmiye?. Waxa muuqatay in laba mooyaane inta kale ay u arkaan dad laga tiro iyo tayoba badanyahay. Argtidaas iyo qorshaha wax badan ayaa qaldan oo waqtiggu sheegi doonaa, waana tii uu ka gabay Mujaahid Tima Cadde 1961kii muddo gaaban ka dib markii lala midoobay koonfurta Soomaliya. Qorshe aan la rogrogin ma riiq dheerado ee Allow inaga nabad geli aafadda iyo musiibooyinka soo socda.

Ismail Abees

ismail_abees@yahoo.com