Shir Lagaga Wada Hadlayey Qaban Qaabada 18 May 2014 UK Oo Ka Dhacay London + SAWIRO

Shir Lagaga Wada Hadlayey Qaban Qaabada 18 May 2014 UK Oo Ka Dhacay London + SAWIRO

March 18, 2014 London (SM)- Shir kadhacay west London oo ay kasoo qayb galeen Safiirka Somaliland ee UKCali Aadan Cawaale , iyo dhamaan Ururada Jaaliyaddaha ee Somaliland ee London , waxaanay ka wada  lagaga hadlayeen sidii loogu diyaar garoobi lahaa xuska  18 may 2014 , waxaana  laysku afgartay in dhaqaalaha ka soo baxa 18 May 2013 loogu deeqo  wadada ceerigaabo  .

 

1959636_789525554408587_1053901110_n1013794_789525617741914_2144505876_n1981822_789525727741903_1045342_n1958370_789525771075232_2101928077_n10014569_789526287741847_503953558_n1962628_789526414408501_1103156591_n1959569_789526611075148_1632989280_n1000973_789526114408531_1639209804_n1979528_789526791075130_1955708412_n1979528_789526791075130_1955708412_n1959413_789526931075116_2051048119_n1959636_789525554408587_1053901110_n1959413_789526931075116_2051048119_n1959636_789525554408587_1053901110_n1975164_789527137741762_1171399753_n1979634_789527271075082_1677602214_n1239636_789527314408411_264318673_n10006307_789527524408390_231451349_n1559665_789527597741716_1049339442_n10001281_789527407741735_793378096_n1001894_789527817741694_1669513178_n10014689_789527854408357_1207822500_n1506843_789527887741687_620521193_n1001572_789527904408352_200709418_n

Weriye Deer Baaxad

Salaanmedia/London