Daawo Muqaal: Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Safar Hawleed Ku Soo Gaadhay Borama+ Ujeedada Socdalkooda.

March 16,2014 Borama(SM) – Wefti ka socday golaha wakiilada Somaliland gaar ahaan gudida joogtada ah ee golahaasi ayaa maanta safar shaqo ku yimi Boorama, waxaana magalada Boorama ku soo dhaweey Kusimaha Meeyarka ahna Meeyar ku xigeenka Mudane Maxamed Muxumed Faarax Dheerayste, hadaba halkan ka daawo Masuuliyiintan oo ka waramaaya ujeedada Socdaalkooda