TACSI….Bahweynta Xisbiga ucid Finland oo TACSI udiraya Afhayeenkii xibiga ucid ee gobolka saaxil BOOTAAN GUULEED AXMED…..

Bahweynta Xisbiga ucid Finland oo tacsi udiraya Afhayeenkii xibiga ucid ee gobolka saaxil BOOTAAN GUULEED AXMED…..
Tacsi

Dhaman bahweynka Xisbiga ucid ee wadanka finland ayaa dhamanbaal tacsiya udiraya dhaman umada somaliland ,
gaar ahaan xisbiga ucid iyo taageerayaashiisa gaara haan qaraabadii iyo eheladii uu ka baxay.
 
Marxuum  Bootaan Guuleed Axmed . oo ahaa Afhayeenka Xisbiga ucid ee gobolka Saaxil

inaa lillah wa inaa illeyhi raajicuun , kulu nafsi daa iqatul mawt.

Waxaan dhaman leenahay samir iyo iimaan illahay saadiqa haydinka siiyo ehelka iyo qaraabada , ucid iyo somaliland 
oo dhan    amiin  aamin amiin

Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga ucid finland ;- Xasan Cumar Hurre
Gudoomiyaha abaabulka finland:- Ismaaciil Digaale.
gudoomiyaha garabka haweenka finland :- Saamiya Cumar xaaji-

iyo dhaman madaxda kale iyo xubanaha xisbiga ucid ee finland waxaan leenahay oo ugu duceynaynaa
inuu janatul fardawsa alle geeyo amiin amiin aamin.