Tacsi…Geerida Ku timid Marxuum Maxamuud Maxamed Jaamac (Gaadhi-Jiid) oo ku geeriyooday magaalada Burco

Tacsi

Mubaarik Hillaac ,Ismail Ali Abokor ,
Abdi Rashid Dhegcas

Jibril Hassan ,Aadan Cabdi,Mohamed  Abdi Hallac,Mubarik Awed,Ali Dhegaweyne ,Mohamud Raage,Farduus Hamashol,Said Cawl, Carab Ducaalle,Ismail Dualeh Cadhoome,Dhamaan dadkani waxay Tacsi u dirayaan eheladdi iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Maxamuud Maxamed Jaamac (Gaadhi-Jiid) oo ku geeriyooday magaalada Burco,Marxuumkana waxay Ilaahay Uga baryayaan Inuu Janadii geeyo.