TACSI…INNNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN – Marxuumad Hooyo Sahra Macalin Maxamuud

NNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN –
 
Tacsi
Inaa lilaahi wa inailaahi raajucuun waxa xalayto Saturday ah 15/03/2014 abaare 10 kii fiidnimo ku geeriyootay magaalda Caasimada Somaliland Ee Hargaisa  Marxuumad Hooyo Sahra Macalin Maxamuud,Waxan Marxuumad Hooyo Sahra Macalin Maxamud ilaahay uga baryayaan in uu naxariistii jano ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan saadiqa ilaahaay ka siiyo siiba ubadkeedii ILMA CALI CIGAAL. 
 
.
 
Dhamaanba Jaaliyadaha reer Ceerigaabo ee ku kala nool dalalaka EUROPE, NORTH-AMERICA, CARABAHA MIDDLE-EAST, SOMALAILAND, SOOMAALIYA, waddanka UNITED-KINGDOM waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan:-
 
DHAMAAN REER CIGAAL BILAAL MEELKASTOOY JOOGAAN.
      
   IYO
 
REER MACALIN MAXAMUUD
 
 
Samir iyo iimaana uu ka siiyo, qoyskiisii, eheladdiisii, qaraabadiisii, asxaabtiisii, iyo dhamaan intii taqaanayba. AAMIIN,AAmiin,AAmiin
 
AAMIIN AYAANU LEENAHAYÂ