TACSI…Mubarik Hillac oo ka tirsan Madaxda Xisbiga Waddani oo TACSI u diraaya geeridii ku timid Allah ha u naxariistee Ruqiya Siciid Ayaanle…

unnamed

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Anigoo ku hadlaya magaca xisbiga Waddani UK waxaanu Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Abdi Risaaq Saciid Ayaanle geeridii naxdinta lahayd ee ku timi walaashii Ruqiya Saciid Ayaanle ,waxaanu u baryeynaa Inuu Samir iyo iimaan ka siiyo.Aaaaammmmiiinnn.
Mubaarik Hillaac .

Waxa kale oo Tacsi taa la mid ah diraaya dhamaan dadkan hoos ku xusan.

Dhamaan dadkani waxay Tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladdi ay ka baxday Alle ha u naxariisto e Ruqiya Said Ayaanle oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa ka dib markii gacan ka xaq darani dishay.1-Mubarik Hilaac 2-M A Hallac 3- Alli Asuur 4-Haaji Hirsi Hassan 5 M Abdi Madoobe 6-M Yussuf Ismail (E5) 7Bashiir Doolaal 8-Said Cawl 9-Farduus Hamashool 10-Deeqa M Qaloobi 11-M Raage 12-Khadar M Abdi 13-Mustafe M Abdi 14-Said Ismail H Hirsi 15-Jama A Hirsi 16-M M Abdulle (LAWYO ) 17-Kinsi Caarshe 18-Deeqa A Arab 19-Samia A Gulled 20-Ifrah A Gulled.

AMIIN                              AMIIN             AMIIN Â