TACSI….Xisbiga Ucid Finland, oo Tacsi udiraya Maxamed Saleeban Tubeec.

ucid flag
Xisbiga ucid finland, oo tacsi udiraya Maxamed saleeban Tubeec. waxayna xukuumada usoo jeedinayaan
in aas qaran loo sameeyo , laguna aaso magalada berbera sida uu ku dardaarmay.
Bahweynta xisbiga ucid ee finland waxay tacsi udirayaan umada somaliland , qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay
marxuum :- Maxamed saleeban Tubeec oo ku geeriyoooday wadanka jarmalka ,

waxaan samir iyo iimaan alle haynaga siiyo leenahay umada somaliland iyo qoyska iyo qaraabadii uu ka baxay
 
oo ugu horeeyaan abwaan jaamac saleeban tubeec iyo awlaadiisii ,

isagana waxaan ugu duceynaynaa in illahay janatul fardawasa alle geeyo.

Xukuumadana waxan usoo jeedineynaa in marxuunka dardaarankiisii loo fuliyo oo lagu aaso magalada berbera
oo aas qaran loo sameeyo .

wabilahi tawfiiq.

G.xigeenka xisibiga ucid finland:- Xasan cumar hure

G.abaabulka ; Ismaciil digaale
G,G,Haweenka ;.  Saamiya cumar xaaji muuse