Tacsi Xisbiga ucid Finland , Waxay Tacsiyeynayaan Caaqil Cabdi mahmoud Cigaal (Cabdi hadoodil).

ucid flag

Tacsi Xisbiga ucid Finland , Waxay Tacsiyeynayaan Caaqil Cabdi mahmoud Cigaal (Cabdi hadoodil).                                             بسم الله الرحمن الرحيم
INAALI LAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Xisbiga Ucid Ee Finland  isaga oo ka tiiraanyeysan Shilka ku dhacay waftigii Maxadaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo  ee booqashada ku marayey gobolada
dalka Jamhuuriyada Somaliland. Alla how naxariisto waxaa  shilkibaabuur ku geeriyooday Cheif caqil Cabdi Mohamoud Egal (Cabdi Hadodil) shilkaas oo ka dhacay aga gaarka hudisa caaqilka geeriyoodey
ooka mid ahaa odayaashii sii sagootinayey waftiga  uu hogaa minaayey madax waynaha soomaalilnad oo saaka ka amba baxaey burco) INUU ILAAHAY  U NAXARIISTO QABRIGANA U waasiciyo  ,,,, amiiin amiin amiin.
Xisbiga ucid finland  isaga oo ka murugaysan geerida ku timid Chief caaqil Cabdi Hadoodil wuxu tacsi  u diraya  dhaman umada somaliland iyo waftiga Madaxweynaha iyo elehadi iyo qaraabadi uu ka baxay marxuumku
Sidoo kale xisbigu wuxuu u ducaynayaa in illaahay caafimaad degdega ah siiyo wasiirada ku dhaawacmay shilkii maanta isaguna dhacay ee waftiga la socday.

Godomiyaha Garabka Haweenka Ee Ucid Marwo Samia Omar Hagi Muse
Godomiyaha Abaabulka Ee Ucid Mudane Ismaciil Digaleh