TACSI,,,,Anigoo Ah Qoraa Sacad Cali Kaahin Raamalay [Sacad PLUCKY] Waxan Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaa Guud Ahaan Qaranka S/land

Tacsi

Anigoo Ah Qoraa Sacad Cali Kaahin Raamalay [Sacad PLUCKY]
Waxan Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaa Guud Ahaan Qaranka S/land
Gaar Ahaan Gudidda Beelaha H/J Kana Tacsiyadaynayaa Geeridii
Naxdinta Lahayd ee Ku Timi AHN GUDOOMIYIHII G/H/J Maxamuud Maxamed Jaamac [Gaadhi
Waxanan Sidoo Kale Iyana Tacsi Udirayaa Qoyskii Iyo Qaraabadii Marxuumku Kabaxay Waxan Marxuumka Ilaahay Uga Baryayaa Inuu Janadii Fardawsa Ka Waraabiyo eheladiina Samir Iyo Iimaan Kasiiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN

by sacad cali kaahin plucky