Tahniyad Arooska Mudane Axmed Abdi Ismacil Iyo Marwo Anina Farduus Siciid Dirir oo maanta ka dhacay Hargeysa+Sawiro

Tahniyad Arooska Mudane Axmed Abdi Ismacil Iyo Marwo Anina Farduus Siciid Dirir oo maanta ka dhacay Hargeysa+Sawiro

March 3, 2014:
Gudomiyaha Golaha Guurtida: Md. Saleban Maxamud Aden
Wasiirka Gaashandhiga : Mudane Axmed Xaaji Ali Cadami
Wasiirka Madaxtooyada: Mudane Xirsi Ali Xaaji  Xassan
Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye: Md. Muuse Biixi Abdi
G/ku xigeenka Kulmiye : Md. Maxamed kahin Axmed
Xaaji abdikariin Xuseen ( Cabdi Waraabe )
Wasiirku dawlaha Nabada Bari : Md. Cali Sandule
Ex. Wasiirkii wershadaha. Eng. Axmed Ali ubaxle
Ex. Badahasab Saaxil. Md Maxamud Ali Saleban ( Ramaax )
Xildhiban. Cabdicasiis Ismacil Ducaale Carbuun
Xildhiban. Farxan Maxamed Cali
Xildhiban. Xariir Siciid Bulaale
Xildhiban Cali Maxamed Xassan
Cabdiraxman Cali Ubaxle
Dr. Cumar Cismaan
Oday. Cabdi Xuseen dheere
Oday. Siciid Bide
Cabdiqani cabdilaahi Xassan
Mudane. Siciid Suleymaan
Cabdikariin Xaaji axmed
Maxamed jaamac Maxamuud ( sanweyne)

Gaashanle sare. Maxamed Ali dheere

Gashanle dhexe. Jamac Maxamud Aden ( doolaal )
Gaashaanle. Saleban Ducaale Ubaxle ( dhegacade)
Weriye Muniir Axmed Cigaal
Weriye Maxamed Abdi ilig
Fanaan. Fuaad Cumar yare
 176543+
Dhamaan dadkani waxay hambalyo u dirayaan Arooska Mudane. Axmed Cabdi Ismacil ( gorse ) Iyo Marwo Amina Farduus Siciid Dirir Mireh oo maanta arooskodu ka dhacay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland iyadoo uu ka dhacay arooskani madal ilyartu is qabatay oo kulmisay dhamaan qaybaha bulshada ee Somaliland, Salaadiin, Madax, mucarid, fanaanin, weriyayaal, abwaano.
Waxay sidoo kale xafladani kulansiisay dhamaan gobolada Somaliland, waxaa xusid mudan in lamaanaha is aroosay ay ka soo kala jeedeen Degmad Badhan ee Bariga Somaliland oo uu ka soo jeedo inanku iyo Degmada Qorilugudud ee koonfur galbeed Somaliland oo ay inantu ka soo jeedo.
Waxaanu leenahay noqda Kuwii isku waar oo ubad khayr qaba kala hela.

Aamiin AamiinÂ