Ururweynaha Dhalinyarada Qurbojooga XF wxay Hambalyo Iyo Bogaadin Gaadhsinayaan xukuumada Somaliland Ururka Asarda

Ururweynaha Dhalinyarada Qurbojooga XF wxay Hambalyo Iyo Bogaadin Gaadhsinayaan xukuumada Somaliland Ururka Asarda

xaaUrurweynaha Dhalinyarada Qurbojooga XF wxay Hambalyo Iyo Bogaadin Gaadhsinayaan xukuumada Somaliland Ururka Asarda Dhamaan xubnihii ka qayb Qaatay dhameystirka Dariiqa dila ilaa Boorama sidoo kale wxn soo dhaweynaynaa dhagax dhiga dariiqa borama ilaa lawyacado iyo dekada lughaya Waxan u Rajeynaynaa in dhamaan mashariicaha danta guud ku dhamaadan si kheyr qabta waxay ahayd riyo ka bilaabantay shaqsi kuna dhamaatay guul umadeed dhameystiran waxana xusi doonta tariikhda cid walba u istaagtay midho dhalinta guushaas,

Wa Bilaahi Tawfiiq
Ridwan Ahmed M Geele
Gudoomiyaha Guud Urur Weynaha
Seatle Washington
xubi009@hotmail.com