War deg-dega…Amiirka Xarakada Al Shabaab Axmed Godane oo Arrimo Culus ka hadlay Mar 9, 2014 – jawaab

cali dheereSida lagu shaaciyey Warbaahinta Al Shabaab ee internet-ka Ku leeyihiin waxa kalmad laga soo duubay Hogaamiyaha Al Shabaab Axmed Cabdi Godane oo Al Shabaab dhexdiisa looga yaqaano Shiikh Mukhtaar C/raxmaan (Abu Zubeyr) ayaa la filayaa in warbaahinta laga sii daayo Kalmadiisa.

Waxaa la saadaalinayaa in khudbadiisa ubadnaan doonto weerarada ay ka fulinayaan gobollada dalka Somaliya,howlgalka iyaga looga soo horjeedo ee Dawlada Somaliya iyo AMISOM ku qaadayaan iyo Arimo kale.

Axmed Godane ayaan la sheegin daqiiqadaha uu hadli doono iyadoo warbaahinta kaliya loo ballan qaaday in kalmadaasi loo soo gudbin doono caawa 9:00 fiidnimo wakhtiga geeska Afrika.

Naga filo Codka Abu Zubeyr Hogaamiyaha Xarakada Al Shabaab