War-saxaafadeed:Gud/Jaaliyada Somaliland UK iyo debaad dega sanadguurada 18 May 2014

Somaliland flag FINAL                      War Saxaafadeed:

Jaaliyada Somaliland UK iyadoo ilaalinaysa oo isha ku haysa midnimada, wadajirka iyo habsami u socodka hawlaha bulshada Somaliland ee ku dhaqan UK, waxay si buuxda u taageersantahay u lana shaqayndoontaa Gudida Qabanqaabada xuska iyo dabaaldega 18ka May 2014. waxaanay u rajaynaysaa inuu Ilaahay ku guuleeyo hawsha culus ee loo xilsaaray.

Allaah Mahad Leh,

Gud/ Jaaliyada Somaliland UK

Abdalla Salim