Warsaxafadeed:Xisbiga UCID oo ka qayb galaya Shirka Wadamada Africanka Ah Ee Xubnaha Ka Ah Dallada Caalamiga Ah Ee Socialist International (SI)

Hargeysa/SM..Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID ayaa lagu Marti qaaday Shirka Socialist International (SI) Sidaana waxa lagu Sheegay Qoraal kasoo baxay xisbiga UCID

ucid

JAMHUURIYADDA SOMALILAND                                                                                 REPUBLIC OF SOMALILAND

     

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka                                                                                                           {UCID}                                                                                                                                                                                 Justice and Welfare Party    

Ref/UCID/2054/2014                                                                                                Date: 21/03/2014

 

WAR SAXAAFADEED

HARGEYSA

   Hargeysa S/land

         Head Office

Email: Saxaafada@NewUcidParty.com

               Farxadi@hotmail.com

Tell:  0025228866 + 52002524421671

Ujeedo/ Martiqaad Xisbiga Ucid Ka Helay Socialist International (SI)

Waxaanu War Saxaafadeedkan ku cadeynaynaa in Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo WakiilkaSocialist International (SI) iyo Midawga Yurub (EU) ee Xisbiga UCID Md: Siciid Cumar Axmed (Siciid Ucid)

Ay ka qayb gali Doonaan Shir Wadamada Africanka Ah Ee Xubnaha Ka Ah Dallada Caalamiga Ah Ee SocialistInternational (SI)    

Shirkaas Oo Dhacaya 28—29— March Kuna Beegan Jimacaha Iyo Sabtida Soo Socda

Shirkaas Oo Socon Doona Mudo 2 Cisho Ah isla markaana lagaga hadli doona wax yaabo badan Sida Nabadagalyadda, Xalinta Khilaafaadka,Dimuqraadiyada,Dawlad Wanaaga,Dhaqaalaha,Horumarka,Shirarkii Hore Waxyaabihii lagaga Hadley Iyo Shirka Kan Ku xiga Halka Lagu Qaban Doono

Waxaa Kale Oo Gudoomiyahu La Kulmi Doonaa

v  Jaaliyadda Reer S/land Ee Ku Sugan Tanzania  

v  Xisbiga Dawlada Tanzania Ee La Yidhaahdo CCM

 

Xisbiga Ucid Waxaa Uu Xukuumada Ugu Baaqayaa In Shirarka Noocan Oo Kalihii Uu Guul U Yahey Qaranka Jamuuriyadda Somaliland Isla Markaana Warbaahinta Dawlada Ka Siidaayaan

Oo Aad Meel Fog Wax Ka Eegtaan

Allaa Mahad

 X  XX XOGHAYAH WARFAAFINTA EE XISBIGA UCID                                

                            YUUSUF KAYSE ALLAHI