Amina Weris waxay ku jirta liiska dumarka African ka ah ee uuga lacagta badan oo mudo yar ayey….

Amina Weris waxay ku jirta liiska dumarka African ka ah ee uuga lacagta badan oo mudo yar ayey ..
Amina
Marka la qiyaaso lacagta ay marwada madaxweynuhu lunsatey waxay istaahishaa in lagu daro magaceeda liiska arga-gixisada sababtoo ah waxay mareysaa heerkii boqoradii Franciiska ahayd ee tidhi hadaan roodhiyi jiri maxay keeg u cuni waayeen.
Cid kasta oo lacag lunsata Marwadu qeyb bay ku leeday hadii kale qof kaasi shaqadiisa ayuu waaya yaa. Iyadoo malaayiin mucaawina ah iyo cashuuraha dalka ka soo baxa sida dekeda iyo qaadka ay Amina Weris gacan teeda ku dhacaan ayaa hadana qof wal oo ilo dhaqaale fadhiyaana uu u keenaa qeyb teeda. Wasiirada ay ka mid yihiin ka macdanta iyo wasiirka duulista iyo hawada si fiican bay uula qeybsadaan marwada wixii lacag soo gaadha. Lacagtii Kuwait madaarka Hargiesa ku caawisey waxay ka qaadatey 2 million oo dollar oo waa la hubaa.
Hadaba waxa soo if baxaya in wasiirka macdantu uu lacag ka qarsadey oo ay Morgan oo inanteeda qaba u dirtey oo qoorta la isla galay. Wasiirka macdanta lagama yaabo in uu mudo dheer xilka sii hayo sababa la xidhiidha wuxuu si saxa u soo xareyn waayey qeybtii qoyska silaanyo ku lahaa lacagta laga qaado shirkadaha aja-nebiga ah.
Madaxweyne Silaanyo wuu ogyey waxa socda hase yeeshee awood uu afadiisa ku qabto maanta ma laha. Amina Weris waa lagu yaqaan in ay si cajaayib ah u xoolo jeceshay oo waatii walaal keed Cali Jirde oo soo koriyey markii uu gaboobay ee uu fuuley wheel chair maxkamada Hargiesa soo joojisey ee tidhi wuu asaasaqey ee xoolaha ha la igu qoro ee ay sidii reer Silaanyo kula wareegeen wixii uu tabcadey.
abdi_mustafe123@yahoo.ca