Bahda HCTV Waxay Hambalyeynayaan Maxamed Ilig Iyo Hoodo A. Xaashi Odey Oo Caawa Arooskoodu Ka Dhacay Hargeysa

Guud ahaan Wariyayaasha iyo Hawl-wadeenada Telefiishanka HCTV oo kala ah Madaxa Kaydka ee HCTV, Ibraahim Shiine, Maxmed Guraase, Maxamed Boosh, Cabdirashiid Caynte, Nimco Maxamuud Cumar (Samriye) Hibo Haaruun, Xayaad Naaleeye, Safiya Nuux, Cabdiraxmaan Sheekh Yoonis, Khadar Ciise Dheere, Mukhtaar, Maxamed Gaab, Maxamed Daa’uud iyo guud ahaan bahda HCTV, waxay dhambaal Hambalyo ah u dirayaan Agaasimaha HCTV,

 Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig)

Iyo

Hoodo Axmed Xaashi (Odey)

Oo caawa arooskoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda labadii Alle isku khayro eek ala hela Ubad  khayr qaba…Aamin…Aamin