Bukhaari damiir xumaa waar aamus oo fadhiiso iyo haye by Abdi Mustafe

bukhaari (1)
Bukhaari raga nimo daranaa ileyn guulwade uun buu ahaa. Bukhaari oo ah awr kiraale kolba cidi ku guurto oo uu shuqulada foosha xun loo dirto ( dirty work ) ayaa si lala wada yaabay Muse Biixi shirkii uugu bahdalay baalahana kaga rifey. Markuu muse dhegaha kaga qeyliyey Bukhaari uu ku yidhi waar aamus oo fadhiiso
Bukhaari wuxuu ku jawaabay haye!!!  Bukhaari oo ah nin kolba cid kaba leef u ah oo inta badan madaxtooyada laga soo miineeyo oo kolba qof ku qarxa ayaa maanta Muse Biixi meel saarey. Bukhaari oo aad wejigiisa moodo in mar la cadaabay oo intuu madow dhaafey blue isu bedelay ayaa sida eyga Muse xaga danba ka marey oo deg deg u fadhiistey.
Weligeed ba waxa jirta marka siyaasad la isku hayo dadka aan isku faleyn ayaa la adeeg sadaa sida Bukhaari iyo xildhibaan Nac-Nac.
Waxa la hubaa hadey madaxtooyadu ku tidhaa Bukhaari iyo Nac-Nac orda oo lacagtaa qaata oo is qarxiya in ay si weyn isu qarxin lahaayeen iyagoon caqli ay isku weydiiyaan lahayn waar lacagtan goor maynnu istic maaleynaa hadeynnu is qarxino.
Labaduba naftooda waxay ka jecelyiin madaxtooyada.
Bukhaari waxaan leeyey taa maanta ku gaadhey adiga iyo ubad kaaga toona ka hadhi meyso ilaa qiyaamahana sidaa na waad u  bahdal naaneysaa.