GUDOOMIYAHA WEST LONDON SOMALILAND COMMUNITY OO HAMBALYO U DIRAY JAALIYADA REER SOMALILAND EE MAGAALADA SHEFFIELD

image

L

 

 

 

Anigoo ku Hadlaya Magacayga iyo kan Ururka West London Somaliland Community waxaan halkan

 

hambalyo iyo bogaadin u marinayaa jaaliyada Somaliland ee magaalada Sheffielddadaalka ay muujiyeen ee golaha deegaanka magaaladaasi ku aqoonsaday jiritaanka Somaliland

Waxaana ugu baaqayaa dhamaan jaaliyadaha kale ee reer Somaliland in ay talaabadan oo kale qaadaan si loo sii xoojiyo qadiyada somaliland loogana dhaadhiciyo dawlada UK

 

 

Allaa mahad leh

 

Gud: West London Somaliland Community

Iiman Maxamed Ciise