Hambalyo iyo bogaadin Agaasimaha Hctv Mohamed Cabdi Sheekh(Ilig ) iyo Marwadiis Hoodo Axmed Xaashi..

Dhaman jaaliyada Finland oo hambalyo iyo bogaadin udirya Agaasimaha Hctv Mohamed cabdi sheekh(ilig ) iyo marwadiis 
Hoodo Axmed Xaashi..
unnamed

Dhaman jaaliyada Somaliland ee dalka finland waxay hambalyo iyo bogaadin udiryaan 
Agaasimaha hctv  Mohamed cabdi sheekh iyo marwadiisa Hoodo Axmed Xaaashi Oday, 

oo xalay ku aqal galay magaalda hargeysa

Dhaman jaaliyada oon ukala hadhin hambalyada aqalgalka agaasimaha waxay ugu ducaynayaan

ducadii rasuulka ”’Baarakalaahu lakum wabaarka calayku wajamaca baynakumaa filkheyr aw bilkheyr…..

Gudoomiyaha jaaliyada somaliland:- Xasan Cali sadexle
Agaasimaha hctv finland :- Wariye : Aadan yuusuf awcaqli
Gudoomiyaha Xawaalad kaah finland:- Sh.Xasan Dhalac
Xildhibaan :- Faysal yuusuf
Suldaan Cawil C/laahi Xayd 
C/casiis C/laahi 
C/casiis Axmed
DR. Mustafe sh. Aadan
Wariye;. C/raxman dhore
iyo dhaman bahada hctv finland iyo jaaliyada oo halkan aanan ku soo koobi karin

Reerkii lagu nagaadee ubad kheyr qaba kala hela. amiin amiin amiin