(JAALIYADA SHEFFIELD OO NOQOTAY JAALIYADA SANADKA WADADIINA U JEXDAY JAALIYAHA KALEE SOMALILAND)

 IMG_8825

(JAALIYADA SHEFFIELD OO NOQOTAY JAALIYADA SANADKA WADADIINA U JEXDAY JAALIYAHA KALEE SOMALILAND)

waxaan hanbalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin u dirayaa jaalayada ku nool sheffield ee noqotay jaaliyada sanadka indhahana u kala furtay jaaliyadaha kale tustayna jaaliyadaha kale sida ictiraafka looga raadiyo gobolada ee aay ka tirsan yihin uuna ku biya shuban doono sida wadanka ay ka tirsan yihin uu ugu dhiirado ictiraafida jamhuuriyada somaliland,
jaaliyadaha kalena waxan leeyahay waa taa wadadii la idin jeexay ee baratanka ka qayb qaata oo noqdo kuwa sanadka.
ANIGOO AH MUSHARAXA MADAXWAYNAHA MUSTAQBALKA JAMHUURIYAA SOMALILAND WAXAAN LEEYAHAY JAALIYADAHA SOMALILAND WAXAAD TIHIN HORMUUDKA UMADAN AHNA INDHAHA UMADAN HAKA DAALINA MARWALBA UTAAGNAANTA AAD UTAAGAN TIHIN HORUMARKA BULSHADA BALAARAN IYO ICTIRAAF RAADINTA NOQDO KUWA HORUMARKA KU BARATAMA
 

WAAD MAHAD SANTIHIN