JSL Dowlad Hannatay Xilkii Ummaddu u igmatay iyo dadkii oo Qabiil iyo qaad kala goostay. by mr Belel.

Waxaaqn salaamayaa Ummadda Sharafta leh JSL waxaa leeyahay hambalyo iyo Guul JSL ,Guusha iyo Horummarka Ummadda aya iska leh ,Mahadana Illaahaahay baa iska leh.

    dadkeena qaarkood Wax weynbaa ka si ah ,Dowladdii nabadglyada iyo Horummar ee aynu ku riyoonjinay aya Rabbi ina siiyaay ,DadKii Qaad iyo Qabiil baa kala qaybshay o dibudhaca iyo Khillaafaadka u Aabe noqday !,Diintii islaamka iyo Waxkasta Qabiilka aya ka horeeya !!!,Dummarkii iyo Dadkii la Haybsooci jiray xataa Xuquuq aanay heli jirin aya Dowladdani siisay ,Ka daroo Dibi dhal bay noqotay !,Dawacaddii Tallaabadeediina ka tagtay Tallaabadii Nebiga gaadhhiweyday bay noqdeen !,yeelkadeedee Dowladi waa ta Dadkeeeda urursata ee Daryeel u raadisa iyo Horummar

       Dowladaha qaar jaar nahay Dadkooda qaarna way Dhisaan oo Horommar

bay u sameeyaan Qaayna Qori caaradii ayay ku xukumaan oo Dil iyo Dhac iyo Xadhig bay kula kacaan iyo barakicim,Kenya waad maqllaysaan Xadhiga bilaa sababta ee Askartu Jeebkooda iyo Guryahooda ay bilaa Waaran iyagoon aan usoo qaadan Sharci ay Guryaha ku galaan ama ay Dadka ku xidhxidhaan  ay Hageenkii 1000 Quf oo Somaali ah Guryaha kala gaxaan oo baadhaan !,Etheopia Gobolka Domaalida Reer haysta oo Degaanka Reerkooda ayay Horummarkii iyo Nabadgelyadii  uGu dadaaleen u u dhamaystireen Qabaailka kale ee aan Ogaadeenka ahayn wa la laayaa o Dhulkaba ka guura aya layidhaahada !,Kuwa JSL Qabiilka kula dhexjiraa waxay u badan yihiin kuwii Ogaadeenka kasoo cararay oo cammal la’aani hayso,iyo kuwo Siyaasadda ku guuldaraystay oo Rajo xumo ragaadisay !,iyo Kuwo inta Dowladdu  Wax ka dhigtay ,Xilkii la kufay iyo Kuwo Hunguri xumo hayso iyo Ummaddeen oo iska Sammir darran !{ Hooyo Caano isii hala degi } aya Dhallaanka marka Reerku Geediga yahay lagu odhanjiay !.

    By Mr.Osman Ismail Jama {Belel },