Nimco Qowdhan damiir xumaa maxay Oodweyne uuga xishoon weydey By Abdi Mustafe

qawdhan
Wasiir ku xigeenka caafimaadka Nimco Qowdha oo la daalaa dhacaysa shaqada wasiir ku xigeen nimada caafimaadka oo aanay cilmigeeda iyo aqoon teeda toona lahayan ayaa waxay intaa ku darsatey in ay la colowdo degaan keedii oo damiir xumada halka uugu hooseysa ah. Xaaraa miyad yahay maxaad Oodweyne uuga xishoon weydey ee aad uuga bedeshey dhakhtarkii keli ahaa oo aad uugu soo bedeshay Nurse.
Nimco Qowdhan oo ka mid ah dumarka habeenkii Madaxtooyada ku caweeya ee dhaantada ku ciyaara iyo heesta Farxiya Fiska ee tidhaa Wadnahay dhag lee dhag-dhag oo weliba iyada oo xaflad loogu sameeyey qasriga madaxtooyada video clip kii ka soo baxay uu yahay ka warbaahinta lagu cashariyey ayaa Nimco noqotey dumarka uugu dhow-dhow marwada madaxweynaha sababtoo ah waxay u dhaxdey beesha Silaanyo ka soo jeedo. Nimco oo dhinaca kaba leef nimada Marwada madaxweynaha la dereja ah wasiirka tacliinta Zamzam oo ay habeenkii mar ka wada rawaxaan madaxtooyada ka dib markey sheekooyin xariira oo ay Amina Weris ku gama’do u soo qaadaan ayaa waxay labadan dumari Nimco iyo Zamzam leeyiin awoodo dheeraada oo Nimco wasiirka caafimaadka waxba kama qorto. Nimco Wasaarada hilfaha ayey u qaadey oo waxay dhaafi weydey buskudkii nafaqada caruurta loogu tala galay iyo dawooyin wixii iibsamaya ayey suuqa wadhey oo cadaan dukaamada looga iibsadaa.
Wasiirka Tacliintu Zamzam waxay kaga fiicantey Nimco Qowdhan iyadu degaan keedana wey ka xishootaa dad keedana wax bay u qabata oo xitaa shaqooyinka lagama eryi karo cidii ka soo jeeda dhinaca Zamzam. Intaa Zamzam waxa u dheer dad bay Saudi Arabia uuga yeedhey ay isku heyb yihiin oo u soo dhameysey in ay wixii qandaraas ya ah ee haiduhu bixiyaan ay qaataan oo maanta millionaires ah.
Halka habaar ku dhacda Nimco Qowdhan ay dagaal kula jirto jiida ay ka soo jeedo iyo inantii ina Cali qoys ay ilaamdeerka ahaayeen ee la ogaa wixii ay ku sameysey markey gabadhu Dr. Macow keentey. Nimco Qowdhan car yaan dhawaan calaamooyin kuu gaara lagugu arkin iyo adoo Oodweyne lagaa mam nuucay in aad soo gasho. Nimco waxaan leeyey damiirkii wuu kaa dhintey ee dhaan-tadaada ka ciyaar qasriga madaxweynaha oo Amina Weris oo cad ceed sii dhacaysa ah ka qosli.
Nimco waxaan leeyey adoo u dhashey baad hadana reer Oodweyne dhibaato kula dhex jirtaa wax kaloon ku idhaa garan maayee ilaahay cimriga ha kuu soo gaabiyo.
By Abdi Mustafe
Click here to Reply, Reply to all, or Forward