Ogaysiis waxa dhamaan la ogaysiinayaa xubnaha ururka Garoodi(GWDA) ee UK

unnamed

Ogaysiis waxa dhamaan la ogaysiinayaa xubnaha ururka Garoodi(GWDA) ee UK

& qaarada Yurub in ay si xishmad & sharaf leh uga soo qayb galaan shirk

oodii shan sanadood laha ahaa oo qabsoomi doonaa maalinta jimcaha ee taariikhdu

tahay 02/05/2014 wakhtiga 18.00-00.00 habeenimo.goobta shirku ka dhacayo waa meel caan ah

Fadlan wakhtiga ilaaliya.

 

Daimond Hotel 124

The Broadway,west Ealing,London

W13 0TL.

 

Wixii faahfaahin ee dheeraad ah kala xidhiidha 07940502602.