Ogaysiis: waxa la ogaysinaya dhamaan Xubnaha ururka Samafalka ee Hablaha Garoodi (HGWDA) Ee UK iyo Yurub in ay ka soo qayb galaan shirwaynahii 5sano ee ururka Hablaha Garoodi

 ogeysiis
Ogaysiis waxa la ogaysinaya dhamaan Xubnaha ururka Samafalka ee Hablaha Garoodi (HGWDA) Ee UK iyo Yurub in ay ka soo qayb galaan shirwaynahii 5sano ee  ururka Hablaha Garoodi. Goobtuna waa sida hoos ku xusan.

 

Malinta :Jimcaha :02/05/2014

Waqtiga:18:00 ilaa 00:00 Adiga oo waqtiga Ilalinaya

waxii talo ku dhaaf Emaikan:naasir7070@hotmail.com

Goobta:Diamond Hotel
142 Broadway
West Ealing
London W13 0TL

 UK