Ogeysiis : Xaflada Soo dhaweynta Guddomiyaha Golaha Barlamanka Somaliland ee Bristol, UK.

Ogeysiis : Xaflada Soo dhaweynta Guddomiyaha Golaha Barlamanka Somaliland ee Bristol, UK.
waddani

Waxa loogu Bushaareynayaa Bulshada Somaliland ee ku nool magaalada Bristol iyo nawaaxigeeda iyo guud ahaan wadanka Uk in ay nasiib u yeesheen in Guddoomiyaha Barlamanka Somaliland ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani uu iman doono magaalada bristol, Uk , halkaas oo si weyn loogu soo dhaweyn doono isaga oo la hadali doona tageerayaasha Xisbiga wadani iyo guud ahaan shacabiga Somaliland maalinta Axda bishuna tahay 13/04/2014. 

Goobta Xaflada : 
Future Inn Hotel ( Cabot Circus Hotel)
Bond St South,
Cabot circus shopping center.
Bristol
BS1 3EN.


Haddba ha moogan inaad wixii information kala xidhiidho Guddida qaban qaabada Xaflada soo dhaweynta:

1. Asad Ali – 07577909014
2. Mustafe ahmed cige  – 07462204204 
3. Saeed Abdullahi Dualeh -07985259142.
4. 
Faysal GowGowle – 07535490532
4. 
Hasan Haruun- 079086090894.
5. Ahmed Carab – 07940848206
6. Ahmed Nasir – 07535815014
7. Omer Abdullahi Ahmed – 07931538263
8. Mahad Awliyo – 07985176997
9. layla qulunbe – 07908853186