Ogeysiis : Xaflada Soo dhaweynta Guddomiyaha Golaha Barlamanka Somaliland ee Bristol, UK. By Salaan - April 3, 2014 Ogeysiis : Xaflada Soo dhaweynta Guddomiyaha Golaha Barlamanka Somaliland ee Bristol, UK. Waxa loogu Bushaareynayaa Bulshada Somaliland ee ku nool magaalada Bristol iyo nawaaxigeeda iyo guud ahaan wadanka Uk in ay nasiib u yeesheen in Guddoomiyaha Barlamanka Somaliland ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani uu iman doono magaalada bristol, Uk , halkaas oo si weyn loogu soo dhaweyn doono isaga oo la hadali doona tageerayaasha Xisbiga wadani iyo guud ahaan shacabiga Somaliland maalinta Axda bishuna tahay 13/04/2014. Goobta Xaflada : Future Inn Hotel ( Cabot Circus Hotel) Bond St South, Cabot circus shopping center. Bristol BS1 3EN. Haddba ha moogan inaad wixii information kala xidhiidho Guddida qaban qaabada Xaflada soo dhaweynta: 1. Asad Ali – 07577909014 2. Mustafe ahmed cige – 07462204204 3. Saeed Abdullahi Dualeh -07985259142. 4. Faysal GowGowle – 07535490532 4. Hasan Haruun- 079086090894. 5. Ahmed Carab – 07940848206 6. Ahmed Nasir – 07535815014 7. Omer Abdullahi Ahmed – 07931538263