Shaqala,aanta Wadanka Oo si Kordhaysa iyo Dhalinyarada oo Hada Si Toosa U bilaabay Tahriibtii laga Nastay Mudadii u Danbaysay+ War la,aanta Xukuumada Siilaanyo

Shaqala,aanta Wadanka Oo si Kordhaysa iyo Dhalinyarada oo Hada Si Toosa U bilaabay Tahriibtii laga Nastay Mudadii u Danbaysay+ War la,aanta Xukuumada Siilaanyo.

MAQAAL

Dhalinyaradii ku DHaqnayd Guud ahaaan Gobolada Somaliland  oo si Duur xula Beryihii u danbeeyaay uga sii jeeda wadanka ka dib Shaqo la,aan aad u culus oo soo foodsaartay Beryihii u Danbeeyay iyaga  oo ka ladnaa muddo Dhowr bilooda Tahriibta ka dib markii uu Hamigoda ay ku jirtay waxaa Dalka ka dhacay isbedel Xukuumadeed Taas oo ay hada Dhalinyaradu ku tilmaamayaan Hunkoow ay ku habsaameen iyagoo xukuumadana ku tilmaamay mid aan waxa Qiima iyo Qadarin u lahayn wadanka  iyo Dhalinyaradaba  Madaxweyne siilaanyana uu Doonaayay oo kaliya sidii uu wadanka u Hogaaminlaah Ee aanu Doonayn inuu Abuuro Shaqo ay ku Nafaxaadan Dhalintii sida Hagar la,aantaa u soo Dooratay Madaxweyne Ahmed Mah-ed Mahuud siilaanyo.

SHaqala’aantan aya Dhalinyaradu ka cabanayaan ayaa waxaad Dareemaysaa ka dib markaad Dhalinayarada aad la wadaagto Wada hadal kuwaas oo Dhamaantood Yuurara Goobaha Fadhi ku Dirirka.

Dhalinayarada ayaa waxa Ugu  badan ee ay hadalhayaan ayaa ah sidii aay  u Helilahaayeen Nolol Dhaanta tan ay hada Dhexmaquuranayaan Oo ah Soo toos 10:00am oo soo fadhiiso Goobaha fadhi ku Dirirka iyada oo ay dhalinyaradii ka soo baxday Dugsiayada Sare iyo Jaamacadaha ay iyagu ka Baxeen Hugii ay ku jireen Feker iyo Bahalyow la soo dersay markay waayeen Shaqo ay ku Tiiriyaan Nolol Maalmoodkooda iyo waliba Waalidkood Oo inbadan lasoo Baxaadegaayay intii ay Dhamaysanayeen  Waxbarashada ilaa heer Jaamaceed.

Taas oo aad ku tilmaami karto war laan haysata Xukuumada uu HogaamiyoMr Siilaanyo Oo uu xilkas kasaaranyahay Dhalinyarada Da’yarta iskadaa inay ka war hayaane waxaaba dhalinyarada Cunaqabatayn labaad ku aha in dhalinyaradii shaqaynjirtay xilikii Dawladii ,Madaax weyne Riyaale Shaqadii laga Caydhiyay Hadii ay yihiin kuwii wasaaradaha iyo waliba kuwii ku Laamadoodsanaa meelaah Haayaadaha yar yar Ee wadanigaa iyo Ajaanibkaba Maha Hadalkaaygaasi Mucaarad ama Dadka qaar ayaad odhankartaa waxay u dareemayaan in Haddi laga hadlo marxalada jirta inuu Qofkaa Qoray Qoraalkaa inuu leeyahay Aragtii gaaraa ,laakiin waxan leeyahay walaldayada Luqadan aan ku Cabiraayo Dhibaatadan Ruug cadaysay fahmaysa waxaan leeyahay Dhalintii u dhalatay wadanka Soomalaind  Bal ila Eeg inta Dhalinyaree Tahriibtay Wigii U danbeeyay Markaas ayaad xaqiiqsanaysa Odhaahdaydan Xiisaha iyo xulashada Badan

Hargeisa: waxaa ka baxay Wiigii uDanbeeyay 55Qof .

Boorame: waxaa ka baxay Wiigii uDanbeeyay  39Qof.

Berbera: waxaa ka baxay Wiigii uDanbeeyay 26Qof.

Burco :  waxaa ka baxay Wiigii uDanbeeyay  45Qof.

Laascaanood: waxaa ka baxay Wiigii uDanbeeyay  14 Qof.

Ceerigaabo Xigasho Weriye xasan waxaa ka baxay Wiigii uDanbeeyay 17Qof oo badana la hayo magcayadoodii.

Oodweyne: waxaa ka baxay Wiigii uDanbeeyay 9 Qof,

Codsi:Qofkii Doonaya Magacyada Dhalinyarada Badankooda waa uu Naga helikaraa  Dhamaan Dadkaa ka baxay Goboladoo dhan .

Intaa ka dib anigoo hadalka badinmaaye waxaaynu  Dhamaan Daramikaranaa  infalkaa ay Cadaysteen Dhalinyaradeenu  ay dhabarka ay ka jebinayso Dalkeena Hooyo iyo waliba Dadkeena Muwaadiniinta reer soomalinadba  waxaanan dhalinta reer soomalind odhanlahaa Aamina Dalkiina Hooyo.

Garlahaansho;Adiga oo fahmikara in dhalinyaradu ay ka garhelikaraan Xukuumada markaa Dalka Hogaaaminaysa  oo loo baahanyahay in Xukuumadu ay samaayso inta karaankeeda Inay abuurtoXeeladao Dhalinyaradu ku Helayso Shaqo ay kudegaan,laakiin Hadda waxaabad odhankartaa Dawladan uu Hogaamiyo Siilayo ,Iska Daa,shaqaalaysiine waxay Dhexdabaalanaysaa Musuq Maasuq Laxalaashaday oo ay ku Dhaqmayaan dhamaan Masuuliyiintii Shaqada Abuurilahaa .

Waxaanu itaalkii xukuumadu isugu soo uruuray  DHagax dhig aan dhamaan –bilawna aan lahayn dhamaadna aan lahayn ,iyo hebel u jawaab taas oo sharaf dhaca ku noqonaysa halkankii snm.

DarDaaran:Dhamaan waxaan kula Talinayaa Dawalada Waxa,magaratada Ee soomaliland iyo Ganacsatadan kufadhita Kala badh Khibradihii Ay Dhalintu ay ku Shaqo raadsanlahaayeen  oo ay dhalinta u baneeyaan Jaanis ku filan .

Haddii kale waxaa la arki doonaa Dalkii ugu horeeyay ee lagaba waayo Qof Dhalinyaraa oo Xeelad shaqaa ku Xogmaalaya Wadankankiisan Hooyo..

 

Mukhtaar Maha-ed Jama (M.Nadaara).

 

Burao Somaliland .

 

Email:mukhtaar_1991@hotmail.com

        Â