STAR TV LIVE….Daawo Caawa saacadda London waraysi si toosa looga qaadayo Gudoomiye Ciro iyo Xildhibaan Rayte .. 9.00 HABEENIMO UK CAAWA

Dhamaan Bulshada Soomaaliland waxaa loogu bushaaraynayaa in caawa Star Tv si toos ah loogu waraysan doono Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliland isla markaana ah gudoomiyaha Xizbiga Waddani Mudane C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxaana waraysiga ku waheliya Xillibaan Rayte.
saacadu waa 9.00 waqtiga Uk
waxaad ka daawan kartaa  ahaan ka daawan kartaan www.smcorp.tv

waddani