Tacsi (Marxuum Cabdiraxman Cabdilahi Yaxya – Feero..Guddoomiyahii Jaaliyadda Somaliland ee Jiddah-Saudi Arabia,

Ina lilaah waa ina Ilayhii Rajucuun, Ilahay ha u naxariistee waxa maanta markey Sacaddu aheyd 5:30 galibnimo ku geeriyoodey Magaalada Jeddah Marxuum Cabdiraxmaan Cabdilaahi Yaxya (Feero), oo ahaa Guddoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee Jiddah-Saudi Arabia, Ilaahay waxaanu uga baryeynaa inuu Janatul Fardawsa ka waraabiyo, Samir iyo Iimanna ka siiyo Ehelkii, Qaraabadii, iyo Asxaabtiisii uu ka baxay oo dhan-Aamiin

unnamed